Home Somaliland Daawo Qaar ka Mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Gobolka Awdal Oo Si Adag...

Daawo Qaar ka Mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Gobolka Awdal Oo Si Adag Uga Hadlay Duulaanka lagu hayo Hantida Qaranka

172
0
SHARE

Borama(Badarnews.com)Aqoon yahan iyo dhalinyaro u horkacayo Caaqil Siyaad QarQar oo kamid ah Cuqaasha Gobolada Galbeedka gaar ahaan Magaalada Borame ayaa Ganafka kujiiday Muran dhawaanahan cirka isku sii shareeraya Murankan oo kadhashay Dhulkii warshadii korontada ee Magaalada Borama arrintan oo u dabada kariixayo ganacsade reer Awdal ah oo kutaamaya Dhulkaa Danta Guud ah inu si shakhsiya ula wareego ganacsadahan ayaa isticmaalaya xirfado kusalaysan Musuq maasuq iyo laaluush sidii uu gacanta ugu dhigi lahaa hantida Qaranka Dhawaan uun bay ahayd markii dhalinyaro daaha dabadiisa lagasoo agaasimay lasoo fadhiisiyay warbaahinta dhalintaa oo hadalo isu dir,gaf iyo eex kudhisnaa kuhadaaqay Xafiiska Wararka Badarnews Borama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here