Home Maqaalada Daawo Deegaanka Badanbad Ee Ka Mida Degamada Xeego Oo Laga Hirgaliyay Dugsi...

Daawo Deegaanka Badanbad Ee Ka Mida Degamada Xeego Oo Laga Hirgaliyay Dugsi Qur’aanka Kariimka Lagu Baranaayo Oo Ay…

315
0
SHARE

Xeego(Badarnews) – Daawo Qurbajoog u hirgaliyay shacabka kunool deegaanka BADANBAD ee ka tirsan degmada Xeego ee gobalka Awdal oo loo dhisay Madarasad ama dugsi lagubaranaayo Xiftiga Qur’aanka Kariimka.

Madarasadan oo loogu magacdaray Alaha u naxariistee Marxuum Xuseen Cumar Warsame (Xuseen Cade) oo ahaa marxuumkii ay tukaankiisa ku dileen rag arxanla’aawayaala oo rabay inay bulshada dhexdooda ka sameeyaa iskudhac…

 

Wararka Badarnews.com

Xeego Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here